Haweeney Maal-qabeen ah oo la ogaaday sabab la-yaab leh oo ay ku dawarsato!

Haweeney 79-jir ah oo waqtigeeda ugu badan ku qaadata inay ka dawarsato busteejada magaalada Hangzhou, ee dalka Shiinaha ayaa dhawaan la ogaaday inay ahayd maal-qabeen howl-gab ah taas oo kasoo kacda dabaq shan biyaano ah lehna dhowr baqaar oo qaarkood kiro loogu jiro. Warka haweeneydan ayaa qabsaday guud ahaanba dalka Shiinaha kaddib markii taliska sal-dhiga booliska … Continue reading Haweeney Maal-qabeen ah oo la ogaaday sabab la-yaab leh oo ay ku dawarsato!